Dhalinyarada Ku nool Magaalada Baydhabo Oo Carruurta darbi-jiifta, iyo kuwa kasoo jeedo qoysas danyar ah u raadinayo daryeel Nolosha ah

0
378

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa ku soo badanaya carruurta derbi-jiifka ah kuwaas oo iskugu jiraan danyar iyo agooman.

Gudoomiyaha midowga ardada KG Cabdinaasir Isaaq Amiin oo qaar kamid ah carruurtaan ku booqdey ayaa weydiyay xaaladdooda sida ay tahay iyagoona uga warbixiyay in aan heysan daryeel ku filan waxbarasho iyo wax yaabaha kale ee nolasha aas aaska u ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here