Dhalinyarada ka shaqeysata Gaadiidka Dhaweeyaha magaalada Baydhabo oo soo Wajahday shaqo yari.

0
46

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gaadiidka loo yaqaano dhaweeyaha waxaa uu kamid yahay gadiidka loo adeego dad weynaha kaasi oo xili walba bulshada ay u adeegsadaan goobahooda kala duwan iyadoo weli ay jiraan dad si bil ah ay u kireystaan.

Madaama gobolada dalka si aad ah loogu adeegsanaayay kireynta bulshada haddana maalintii ay magaalada Baydhabo soo gaareen gaadiidka dhaweeyaha waxay noqden kuwo bulshada magaalada Baydhabo si aad ah ula qabsadeen madaama jirin gaadiid kale oo soconaayay xiliyada habeenkii kaliya waxaa socon jirtay Bajaajta taasina waxaa socdaalkeeda habeenkii joojiyay laamaha amaanka magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here