Deeq Daawo ah Oo La gaarsiiyey Barakacayaasha Magaalada Baladweyne

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadka degan Kaamka Shabeele ee Magaalada Baladweyne ayaa waxay kamid yihiin dadkii xaafadahooda ka soo barakcisey Fatahaadii ku dhufatey Magaladaasi halkaasi oo la sheegey in ay ka dilaaceen Cuduro uu kamid yahay Shuban biyoodka Caruur iyo dad waaweynba uu soo ritey.

Maamulka iyo Ardeyda Iskuulka Alfa oo lagu barto Caafimaadka ayaa Deeq isugu jirta Daawo iyo daaweyn gaarsiiyeen dadka ku nool kaam Shabeele si loogu hortago sii faafitaanka Cudurka Shuban biyoodka maadaama dadkaan ay yihin kuwa danyar ah aan aboodin in ay qarashaadka daawada iska bixiyaan.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here