Deegaanka Jaaw Gobolka Galgaduud Oo laga hirgeliyey Iskuul Waxbarasho.

0
75

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa Markii ugu horeysey deegaanka Jaaw oo koonfurta kaga beegan magaalada Guriceel laga hirgaliyey Iskuul waxbarasho waxaana booqasho ku tagey Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug , Aqoonyahano iyo Oadayaal ka soo jeeda Deegankaa

Masuuliyiinta ayaa kormeerey sida ay u socoto waxbarashada deegaanka iyo sidoo kale goobaha kale ee ka socda hormarka maadaamada deegaanka dhawaan dowlada ay gacanta ku dhigtey

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here