Culimo Codsatay in laga qeyb-qaato dhismaha Masaajidka Mubaarak Magaalada Boosaaso

0
51

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masjidka Mubaarak oo dhismihiisu ka socdey mudo Magaalada Boosaaso ayaa hada ku dhow gebagabo isagoo u baahan in la dhameystiro si loogu Cibaadeysto Culumada gacanta ku heysa ayaa sheegey in hada kaliya dhiman yihiin gogosha Albaabada Rinji iyo Nadaafada waxay Bulshada Boosaaso iyo dhamaan kuwa Caalamka ku kala sugan ayaa loogu baaqey in ay ka qeyb qaataan.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here