Tuesday, November 30, 2021

Dhageyso:Warbixin Dhalin Dib Dalka Ugu Soo laabatey.

Marka laga hadlayo dhalinyarada somaliyeed waxaa lagu tiriyaa amaba lagu sheegaa kuwo tahriiba iyo kuwo la askareeyo ayadoona taasi ay bar bar socdaan dhalinyaro...

Dhageyso:Warbixin ku saabsan sida baydhabo loogu ganacsado u kunta iyo faa,idadeeda.

Waxaa jira haween badan oo hareeraha wadooyinka suuq yada baydhabo siyaabo kala duwan ugu iibiya ukunta ayadoo bisil iyo ayadoo ceyriin ahba. ayadoo taasi jirto...

Dhageyso:Warka Fiidnimo Ee Idaacada Arlaadi.

Halkan Hoose Ka Dhageyso

Dhageyso.Warbixin ku saabsan Degmada Diinsoo ee Gobolka Baay.

Degmada diinsoo ee gobolka baay waxaa kajira hormaro dhanka adeegyada bulshada ah sida uu sheegay maamulka degmadaasi. Degmadan oo kamid ah degmooyinka uu saameeyey xayiraada...

Dhageyso:Warka Fiidnimo ee Idaacada Arlaadi

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

Dhageyso:Warbixin ku saabsan beeraleyda baydhabo oo walaac ka muujiyey biyo yarida xiligan jiilaalka.

Garbada baydhabo waa meel dadku intabadani wada yaqaanaan hadana waxaa jira dad si gaar ah biyaheeda nolol maalmeed kooda ugu maareeyo. Nuure Kalamay waxaa uu...

Dhageyso:Warbixin ku saabsan dadka barakacyaasha ah ee kunool kaamaka baydhabo oo ka hadlay xaaladooda...

Dadka barkacyaasha ah ee ku nool kaamamka kuyalaan duleedyada magalada baydhabo ayaa xiligaani waxaan ay ka cabanayaan xaaladooda nololeed oo aad u liidata. Dadkaan oo...

Dhageyso:Warbixin ku saabsan wax yeelada nafaqo darida

Dr faadimo macalin ibraahi ayaa sharaxaad ka bixisey xaalada nafaqo darida lagu tilaamikaro ayadoona talooyin siisay hooyooyinka somaliyeed. Inta badan somalia ayaa laga tiriyaa meelaha...

Dhageyso:War bixin ku saabsan Nolol Maalmeedka Cali Maxamed C/laahi

Magaaladabaydhabo waxaa jira rag badanoo muruq maalato ah hadase ku kala duwan fikirka iyo soo dhac sashada nolol maalmeedka qoyska. Cali Maxamed C/laahi waxaa uu...

Dhageyso: Warka subaxnimo ee Idaacada Arlaadi

Halkaan hoose kadhageyso warka subaxnimo ee idaacada arlaadi 09/02/2019