Thursday, March 28, 2024

Dhaqaalaha adduunka oo la saadaalinayo in sanadkan cusub uu ka sii liidan doono sanadkii...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Saddex meelood meel ka mid ah dhaqaalaha adduunka ayaa sanadkan hoos u dhaci doono sida ay ka digtay madaxa hay’adda lacagta adduunka...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Bishaar Mayow...

Sidee Gabdhaha Warbaahinta ka shaqeeya ku noqon karan kuwo ka mira dhalin Kara Shaqada...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa aad u adag in Gabdhaha ku nool Deegaanada KGS ay bartaan saxaafada, kana shaqeeyaan Warbaahinta oo ay heer wanaagsan ka gaaraan,...

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Oo Kitaabo ku Wareejisey Dowlad Goboleedka KGS.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiir Ku xigeenka Wasarada Diinta Awqaafta Ee Dowlada Soomaliya Saalax Shariif Siidkey ayaa Waxaa uu boqolaal kutub ah ku Warejiyey Wasaarada...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Rahmy...

Nin 60 caruur ah dhalay oo raadinaya xaas afaraad iyo caruur dheeraad ah

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sardar Haji Jan Muxammad Khan oo ku nool magaalada Quetta ee caasimadda gobolka Balochistan ee waddanka Pakistan ayaa sheegay in uu u...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...

Wasaaradda Caafimaadka KG Oo daawooyin ku wareejisay shaqalaaha Marwo Caafimaad ee ka howlgala Degmada...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dawadaan oo loogu talagalay in lagu daweeyo bukaanada u baahan ee shaqaalaaha marwo caafimaad ay ku booqdaan guryahooda ayaa waxaa iska kaashaday...

Dhaqaatiirta Dhoobley oo ugu baaqay bulshada ilaalinta nadaafada.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Sare u qaadida nadaafada deegaanka ayaa muhiim u ah bulshada si looga hor tago cudurada ka dhalan karaa nadaafad darada qaar...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...