Friday, March 29, 2024

Bulshada Magaalad Marka oo Bogaadiyay Dadaalka Maamulka Degmada uu ka wado.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Marko ee xarunta gobolka Shabeelaha hoose ayaa sanadihii ugu dambeeyey waxey wadaan dadaalo ku aadan sidii wax looga qaban lahaa...

Ganacsatada Gobolka Hiiraan oo soo dhaweeyay go’aanka ka soo baxay rugta Ganacsiga Hirshabelle.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan lagu soo dhaweynayay go’aan ka soo baxay rugta ganacsiga iyo warshadaha Hirshabeelle...

Madal ka shaqayn doonta baraarujiyaan joogtaynta akhriska oo laga dhisey Kismaayo.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Kismaayo ayaa laga hirgiliyay madal ka shaqayn doonta in bulshada ay ku baraarugaan joogtaynta akhriska iyo kobcinta garaadkooda. madashaan aya lagu...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyaase Mariing...

Wasaarada Caafimaadka Puntland oo xariga ka jartay Isbitaalka Hooyada iyo dhalanka ee Garoowe.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka wasarada Caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan ayaa xariga ka jaray Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka ee Yashfiin oo laga furay magaaalada...

Maamulka Degmada Cadaado oo sheegay in dhibaato xooggan ku hayaan dad ajaanib ah oo...

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhowrkii bilood ee la soo dhaafay, waxaa Magaaladaasi ku soo qulqulayay dad ajaanib ah Maamulka Degmada Cadaado oo sheegay in dhibaato xooggan...

Beeraleyda Magaalada Jowhar oo looga Digay Isticmaalka Badan ee Sunta Beeraha.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Hubaal ah in inta badan Beeraleyda ay Isticmalaan Sun loogu talagalay beeraha hadana waxaa jira marka laga soo faa’idada, suntaasi in...

Dhalinyarada ku shaqeysta Xirfada Dhar-tolista ee Dhoobley oo ka warbixiyay naqshadaha cusub.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhalinyarada Soomaaliyeed oo inta badan ka cawda shaqo la’aanta ka jirta Dalka ayaa hadana qaarkood ka faana shaqooyinka qaar waana mid keentay...

in ka badan 30 Wariye oo tababar loogu soo xiray Magaalada Kismaayo.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Warfaafinta Jubbaland Saleebaan Maxamed Maxamuud ayaa magaalada Kismaayo tababar socday saddex cisho ugu soo xiray 30 wariye oo ka holgalo Jubbaland...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Siid...