Thursday, March 28, 2024

Ganacsatada Suuqa Baydhabo Oo Loogu baaqey ilaalinta Nadaafada.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiye Ku Xigeenka Maamulka Iyo Maaliyada Degmada Baydhabo, Agaasimaha Waaxda Caafimaadka iyo Fayadhowrka iyo Xubno ka tirsan dowlada hoose ayaa Kormeer ku...

Deeq Lacageed Oo La gaarsiiyay Bukaano ku jiro Cisbitaalka Afgooye.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhowaad 100 ruux oo ay ku jiraan dadkii dhowaan dhibaatada ka soo gaartey duqeyntii ka dhacdey duleedka degmada afgooye ee gobolka...

Olole Lagu Ciidsiinayo Caruurta Agoonta iyo kuwa danyarta Oo Laga Dah-furey Garoowe.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Barnaamij lagu dahfuraayey Ciid siinta iyio u qareemida Caruurta danta yer iyo ku aqoonta ah ayaa lagu qabtey Magaalada Garoowe ee Xarunta...

Dhalinyaro is xilqaantay Oo Deeq Afurin ah Ku wareejiyay Hooyo ku Nool Degmada Doolow.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hooyadan ku Xanuunsan Kaam ku yaala Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa horey u dalbadtey in la Caawiyo maadama Xanuun iyo duruuf...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyqaadir...

Arday kaalimaha hore ka gashay Tartan Qur’aan Oo Abaal-marino Lagu gudoonsiyey Degmada Guriceel.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaflad Lagu Abaalmarinaayey Ardeydii Kaalmaha hore ku guuleysatey Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Raadamaan ayaa lagu qabtey Magalaada Guriceel ee Xarunta...

Maxkamada Degmada Baraawe oo Xukun ku riday dad lagu soo qabtay Waxyaabaha maanka Dooriya.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maxkamadeynta ragaan ku eedeysanaa ka ganacasiga isticimaalka waxyaabaha maanka dooriya ayaa maxkamada degmada baraawe ku qaadey xarunta maxkamada degmada ayigoona ay goob...

Deeq kala duwan Oo la gaarsiiyay Xabsiga dhexe Muqdisho iyo Naafada Xoogga dalka.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdan ay Hay'adda Hormuud Salaam Foundation gaarsiisey Xabsiga dhexe iyo Naafada Xoogga dalka ayaa isugu jirtey Timir iyo Neef Geela si ay...

Warbixin Sanadeedka Qorshaha 9aad Horumarinta Qaranka Oo Lagu soo bandhigay Muqdisho.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Qorsheynta Xuukamada Fadaraalka soomaliya ayaa Muqdisho ku qabatay shirka warbixin sanadeedka guulihii laga gaaray qorshaha 9-aad ee horumarinta Qaranka sanadkii tegay...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Abdyraamnag...