Tuesday, April 16, 2024

Dood wadaag Saabsan Hogaaminta Wanaagsan Oo Lagu qabtey Kismaayo

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada dhaxe ayaa waxaa lagu qabtay Dood Wadaag looga hadlayay Hogaaminta, waxaana goob-joog ahaa mas’uulin ka tirsaneed...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hamiingnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Eethyng...

Madaxweynaha KG Oo ku Baaqey in laga qeyb qaato Dhismaha Garoonka Diyaaraha Buur-Hakaba.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo Maamulka Cusub ee Degmada Buur- Hakaba dhawaan la doortey uu wado dadaalo la xiriira kor u qaadida Adeegyada Bulshada Degmadaasi ayaa...

Dowlada Hoose Degmada Baydhabo Oo Bogaadisey Isku tashiga Bulshada ku dhisnaayaan Wadooyinka

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiye kuxigeenka Arimaha Bulshada Degmada Baydhabo oo ay wehelinayeen Gudoomiyaha Haweenka Degmada Baydhabo, Gudoomiyaasha Xaafadaha Towfiiq iyo Daaru-Salaam Ee Magaalada Baydhabo ayaa...

Tababar kor loogu qaadayay Aqoonta Ardeyda Jaamacada Baydhabo Oo la soo gabagabeeyey

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan oo socdey Mudo Bil ah ayaa lagu tababaraayey Ardeyda Kulliyada Caafimaadka ka dhigata Jaamacada Baydhabo, waxaana Lagu Baraayey aas aasiyaadka guud...

Ka Ganacsiga Kalluunka Oo ku soo badanaya Magaalada Baydhabo

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ka Ganacsiga kalluunka iyo isticmaalkiisa Magaalo aan lahayn Xeeb iyo Webi ayaa ah mid muujineysa ahmiyadda uu Soomaalida dhexdeeda ku leeyahay isticmaalka...

Tartan Suuganeed la Xiriira Xuquuqda Aadanaha Oo Dhuusmareeb Lagu soo gabagebeeyey

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Dhuusmareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu soo xiray Tartan Suuganeed ku aadan difaacidda xuquuqda Aadanaha oo loo qabtay Ardeyda dhigata...

Warka Subaxnnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhamaang dhugunsythiyaalky ii akristiyaalky Raathiyow Arlaathi waliba meelung ha sing ku diraane Warky Hiraabnymy Ee Arlaathi Raathiyow Waliba ha jeethiyey Siid...

Kulan Looga hadlaayay Xeerka Biyaha KG Oo Magaalada Baydhabo ka dhacay

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowlad Goboleedka KG Soomaaliya Jeylaani Cabdullaahi Xaaji Ayaa Magaalada Baydhabo, ku Dah-Furey Shir Mudo...

Shirka dib u Eegista Waxbarashada Jubbaland Oo Kismaayo Lagu qabtey

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Jubbaland ayaa qabatay shirka sanadlaha ee dib u eegista waxbarashada Jubbaland kaasi oo ka dhacay...