Saturday, October 31, 2020

Maalinta Duulista Hawada Caalamiga oo Maanta Dunida Laga Xuseya.

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maalinta Duulista Hawada Caalamiga ah ee Caalamka waa Xuska Sanadlaha ah oo la qabto Abril 12, oo ah Sanadguuradii Duulimaadkii ugu horreeyay ee...

Dhageyso:-Warka Subaxnimo Ee Radio Arlaadi 16-09-2019

Halkan Hoose Ka DHageyso  Warka Subaxnimo idaacada Arlaadi Radio waxaa Akhrineya Raxma Salaad Abdullahi

Wasaarada Waxbarashada KG Oo Xaflad dhiiragelin ah u qabatay Ardeydii kaalimaha hore ka galay...

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa lagu qabtay xaflad lagu taageeraayay laguna dhiira gelinaayay Ardeyda kaalimaha hore ka galey natiijada imtixaanka shahaadiga...

Warbixin ku saabsan Doorka ay Waaladiintu ka qaadan karaan dhiiragelinta Waxbarashada Dhalaanka.

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxbarashada waa furaha Nolosha, Aqoon la’aan waa iftiin la’aan, Dhamaan umadaha dunida ku nool waxay ku sugan yihiin xaalado aad u kala duwan...

Dhageyso: Warbixin Nafaqo Yarida Hooyada Xiliga Dhalmada Maxay Lakulantaa?

Dhibaato badan ayay lakulmaan hooyooyinka uurka lehxiliyada ay u dhow yihiin dhalmada oo heysata nafaqo yari taasi oo inta badan kadhalan kartaa dhimasho ama...

RW Kheyre oo la kulmay Dhalinyarada Magalada Baydhabo.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya xasan Cali Kheyre oo weli ku sugan Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa xalay waxaa uu kulan la qaatay qaar...

Warka Fiidnimo ee Arlaadi Radio

Baydhabo(Radio Arlaadi)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Fiidnimo ee Radio Arlaadi, waxana soo jeedineya Siid Ali Muuse Ateera https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/3048843008468298/

Kulan looga hadlaayay wada tashiga qabyo-qoraalka sharciga Naafada KG Oo Baydhabo lagu soo gabgabeeyey.

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulamada Looga Tashanayo Qabya Qoraalka Dastuurka Dalka Oo Wali Ka socda Guud ahaan Dalka ayadoo Laga Qeyb galinayo Bulshada Qeybaheeda Kala Duwan Si...

Warka Subaxnimo Ee Arlaadi Radio.

Baydhabo(Radio Arlaadi)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee  Radio Arlaadi, waxana soo jeedinaya Siid Ali Muuse Ateera. https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/1036539426679923/

Haweeney 17 milyan oo dollar ka dhacday dowladda Denmark

Baydhabo(Radio Arlaadi)-  u dhalatay dalka Denmark ayaa la xukumay kadib markii lagu helay 17 milyan oo dollar ay ka dhacday dowladda dalkaasi. Britta Nielsen oo...