Friday, March 29, 2024

Ardeyda dhigata Dugsiga Quraanka ee Ibnu Cabaas oo lagu wareejiyay Sameecad ay isticmaalaan xiliga...

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Mudooyinkii Ugu Dambeeyay ayaa Waxay dhib weyn u qabeen Ardeyda dhigata Dugsiga Quraanka ee  Ibnu Cabaas oo ka mid ah dugsiyada ku yaala...

Qiimaha Lakala Siisto Malabka Iyo Subaga Suuqyada Magaalada Baydhabo Oo Sara U Kac Laga...

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Isticmaalka malabka iyo subag ayaa u badan soomaalida ,iyagoo u isticmaala siyaabo kala duwan maadama ay bulshada inteeda badan ay ku shegeen...

Itoobiya oo koronto ka dhalisay marawaxadda labaad ee biyo-xireenka Nile

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dowladda Itoobiya ayaa bilowday inay koronto kasoo saarto marawaxadaha labaad ee biyo-xireenkeeda weyn ee Nile. Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa sidoo kale xaqiijiyay...

Shacabka Magaalada Baydhabo Oo Dalbadeen in dib Losoo Cusbooneesiiyo Lacagta Shilinka Somalia.

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Lacagta Shilinka Soomalia Hada Dadka Soomaaliyeed Isticmaalaan ayaa ah Mid Mudo dheer Lasoo isticmaalayay Waxaana Ka muuqata Duug xoogan Iyo Lacagtii sii dhamaneysa...

Ururka (DEDO) oo deeq shamiindo ah ku wareejiyey gudiga dhismaha maxkamada degmada Xudur.

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ururka Hormarinta Deegaanka ee (DEDO) ayaa Maanta deeq shamiindo ah ku wareejiyey Guddiga Isxilqaan ee Dhismaha Maxkamada Degmada Xuddur ee gobolka bakool. Waana  Ururkii...

Warbixin ku saabsan Saciido oo ah Hooyo guul ka gaartay waxbarashada, iyadoo Carruur agoon...

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waa Hooyo Soomaaliyeed oo heysata Seddax carruur oo agoon ah, Aabahooda dhintay sanado ka hor,waxaana ay isku darsatay Saciido in ay ka soo...

Muxuu Yahay Cudurka Cambaarta?

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Cambaarta waa infakshan maqaarka ku dhaca waxaana keena jeermiska Fangay, xanuunkaan wuxuu u bilowdaa sida xasaasiyada oo kale, Sidoo kale Carruurta yaryar...

Maamulaha Xaruunta Hadiyadaha Bulsho ee Magaalada Baydhabo oo ka warbixyey Ganacsigiisa

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maxamed ibraahiim abuukar oo ah milkiilaha Bulsho cosmetics and geftes center oo ku yaalo Magaalada Baydhabo waxaan inta badan lagu iibiyaa hadiyaasha ay...

Dhageyso:-Barasho La,aanta Cilmiga Beeraha Oo Loo Aaneeyey Hoos u Dhaca Wax Soo Saarka Beeraha.

Somaliya waxaa ay leedahay dhul beereed aad u balaaran sidaa oo ay tahayna waxaa lasheegaa iney aad u yertahay dalagyada kasoo go,a. dadka bartey cilmiga...

Haya’adda FOA oo baaq caalami ah kasoo saartay xaaladda Abaarta Geeska Afrika

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafiiska  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada iyo Beeraha FAO ayaa ku dhawaaqay si degdeg ah ugu baahan tahay 131.4 Milyan oo...