Bulshda Soomaaliyeed Oo Loogu baaqay dib u dhiska Masjid Ku Burburay Fatahaadii Baydhabo

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhismaha Masjidka Al-Huda oo ku yaala Xaafada Horseed laanta 7aad magaalada Baydhabo ayaa ku burburay daadadkii baydhabo ku soo rogmaday waxaana mudo kadib dib loo bilaabay dhismihiisa oo gacanta ku hayaan culumaa’udiinta Xaafadaasi kuwaasi oo mar weliba u taagan yihiin sidii uga qeyb qaadan lahayeen dhismaha masjidkaani.

masjidkaani ayaa waxaa kaalin weyn ka qaadan kara dhismihiisa qof waliba oo awooda waxaana socotaa ururinta lacagta lagu dhisaayo masjidka iyadoona weli ay harsan tahay lacag kale oo loo baahan yahay in lagu dhamestiro.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here