Bulshada Deegaanka Xawaadley Oo Dalbadey in loo Gurmado.

0
86

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dad arimo Abaareed iyo Nolol Xumo daraadeed uga soo barakacay Deegaanadooda gaar ahana deegaanada hoostaga degmada Xawaadleey ee Gobolka shabeelaha dhexe ayaa wajahay Gaaji iyo Cunto La’aan.

si loo ogaado Xaaladda ay ku sugan yihiin dadkan soo barakacay ayaa waxaa Kormeer Guud ku tagay halka ay kaga sugan yihiin degmada Maamulka degmada Xawaadleey ee Gobolka shabeelaha dhexe.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here