Bulshada Ceeldheer oo codsaday in loo dhameystiro adeegyada Bulshada.

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Odayaasha iyo waxgaradka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud oo warbaahinta la hadlay ayaa hay,adaha bixiya deeqaha ugu baaqay in kaalin ka qaataan sidii degmada loogu dhameystiri lahaa adeegyada aas-asiga ah.

Adeegyada ugu muhiimsan ee bulshada degmada Ceeldheer ay u baahanyihiin ayaa waxaa kamid ah goobo waxbarasho iyo xarumo caafimaad.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here