Bulshada Buulaburde oo Loogu baaqay in ay ka digtoonaadan Cudurka Shuban biyoodka.

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Buuloburte ee Gobalka Hiiraan Waxaa Kordhay Dhimashada Dadka Uu Soo Ritay Shuban Biyoodka Ka Dilaacay Magaalada, Waxaana isbitaalka Booqday Gudoomiyaha Degmada Buuloburte Xasan Mohamed Cabdi Issuduwaha Cafimaadka Degmada Dr Sakariye Cabdirashiid Cali lyo Agaasimaha Isbitaalka Degmada Dr Abdullaahi Mohamed Cabdi si ay wax uga ogaadaan xaalada bukaanada ku jira cisbitaalka degmada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here