Bulshada Baydhabo Oo loogu baaqey in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska wadooyinka Burbursan.

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Fatahaadii dabayaaqaadii sanadkii hore ka dhacdey Dalka waxay geysatey saameyn ilaa iyo hada weli aan laga soo kabsan sida Burburka Wadooyinka Buundooyinka Guriyaha iyo Barakac dadka oo qaar kood weli ay ku adkaatey in ay Xaadahooda dib ugu laabtaan.

Si loogu gudbo Saameynta ka dhalatey Fatahaada ayaa waxaa Magaalada Baydhabo ka socda sidii dib loo dhisi lahaa goobaha ay fatahaadu Burburisay iyo gurmadka dadka dhibaateysan

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here