Bulshada Badhan Oo Loogu baaqey ka qeyb qaadashada dhismaha Wadooyinka Burbursan.

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wadooyinka isku xira magaalooyin badan oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa ah kuwa Burbursan kuwaa oo burburiyey Roobab dhawaan halkaas ka da’ay, waxaana Burburka wadadaas saameyn ku yeeshey dadka iyo gaadiidkii halkaas isticmaalayay.

Masuuliyiinta Dowladda Hoose ee Degmada Badhan ayaa kormeerey Wadooyinkaas iyo Deegaanada hoos yimaada Booqashada  ka dib ayaa waxa warbahiinta la hadlay gudoomiyaha degmada Badhan cawiid cali xiirey ayaa sheegay ayaa dowalada hoose doorkooda kaga aadan waxa ka qabashada wadadaan oo muhiinka u ah Bulshada iyo gadiidka

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here