Beeraleyda Gobolka Baay Oo Codsaday In Loo Sameeyo Biyo Xireeno.

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Sanadkii dhamaadey waxaa dalka ka da,ay Roobab watey daadad xoog badan iyo Fatahaado kuwaas oo saameyn ku yeelatey dadka iyo deegaanka,deeganada Fatahaadu saameysay waxaa kamid ahaa Degmooyinka Gobolka Baay goobaha uu sida aadka ah u sameeyey waxa kamid ah dhamaan dhul Beereedka kuwa waraabka ah iyo kuwa Roobka ku tiirsanaa.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here