Ardeyda Jaamacadaha Hargeysa Oo Loo qabtay Tababar ku saabsan halista Daawooyinka dhacay.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan oo isugu jiray wacyigelin iyo tababar aqooneed ayaa waxaa magaalada Hargeysa loogu qabtay qaar ka mid ah ardeyda wax ka barata jaamacadaha, wuxuuna ku saabsanaa tababarka dawooyinka tayadooda hooseyso iyo kuwa been abuurka ah sidii bulshda loogu ilaalin lahaa, waxaana soo qaban qaabisay Hay’adda dhowrista tayada Soomaaliland.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here