Ardeyda Jaamacada Koonfurta Soomaaliya Ee Magaalada Baydhabo Oo Maanta Yeeshey Kulan Ay Ku Difaacanayeen Buugooda Qalinjebinta

0
238

Munaasabad ka dhacday xarunta jaamacada Koonfurta Soomaaliya ee magaalada Baydhabo ayaa lagu soo bandhigay Ardeyda Jaamacada Koonfurta Soomaaliya Ee Magaalada Baydhabo Oo Buugooda Ay Ku Difaacanayeen Qalinjebinta. Ayaa waxa Ka Soo qeyb galay macalimaiinta jaamacada iyo Maamulaha Jaamacada Koonfurta Soomaaliya Ee Magaalada Baydhabo
Ugu horeyn ayaa waxa halkan ka hadlay dareenkooda ardayda Buugooda Ay Ku Difaacanayeen jaamacada Koonfurta Soomaaliya

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here