Ardey dhameysatey Waxbarashada Master-ka Oo warqada Shahaada bixinta lagu gudoonsiyey Baydhabo

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Jaamacadda horseed Universty ee magaalada Baydhabo oo kaashaneysa Jaamacaada Dhaka International University DIU ee dalka Bangladesh ayaa waxay si wada jir ah warqadda ku suga ah ee la siyo ardada gaartay heerka waxbarashada Master Degree siisay arday badan oo ku sugan magaalada Baydhabo taasi oo in muddo ah dhiganayeen.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here