Arday bartay cilmiga Shareecad oo munaasabad loogu qabtay Burtinle.

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Burtinle ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinaayeen arday baratay cilmiga Shareecada Islaamka islamrkaana ka aflaxay Machadka Ansaaru Suna.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka Machadka , Bahda Waxbarashada degmada Burtinle , Waalidiin , Macalimiin iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here