Aqoon-is-weydaarsi ku saabsan Dhimista Khataraha Deegaanka Oo ka Furmey Jowhar.

0
67

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Hirshabelle ayaa Magaalada Jowhar Ku qabatay Aqoon-is-weydaarsi ku saabsan Mudnaanta Xeeladaha Dhimista Khataraha Deegaanka

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Hirshabelle ayaa furey Aqoon-is-weydaarsigaan kaasi oo ay ka qeybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada Jowhar

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here