Agab kala duwan Oo La gaarsiiyey Gabdhaha wax ka barata Iskuulada Baydhabo

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agabyadan ayaa waxaa la gaarsiiyey Gabdhaha wax kabarta kaamamka Dugsiyada Fatsamada iyo iskuulada kale kuwaas oo gaaraya ilaa iyo 200 Gabdho si loo dhiiri geliyo waxbarashada Gabdhaha gaar ahaan kuwa dhigta Dugsiga sare waxaana agabkaas gaarsiisay Hey’adda Wokro oo ka shaqeysa Horumarinta Haweenka danyarta ah maadaama marwalba muhiim tahay garab istaaga iyo dhiiri gelinta gabdhaha waxbarta iyo kuwa aan heysan fursad ay wax ku bartaan.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here