Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Warbiyoodan ayaa laga hirgeliyay Deegaanka Korone-uusle oo u dhexeeya Deegaanka Cabdille dhoore iyo Magaalada Kismaayo halkaasi oo ay ku noolyihiin Beeraley iyo Xoolo dhaqato si ay uga faaideystaan Maadama ay halkaasi ka jirtey biyo yare
Wasiiro ka mid ah Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa ka qeyb galay oo si wadajir ah u Xariga uga jarey sidoo kalena ay Goobjoog ahaayeen qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo dadka Xoola dhaqatada iyo Beeralayda halkaasi ku dhaqan islamarkaana lagu wareejiyay Warbiyooda loo dhisay
Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamed Nor War’edy
 
            