Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamule ku xigeenka Malable Primary and Tiknakool School ee Degmada Bardaale ayaa wado dedaalo lagu tayeynaaya Waxbarshada Ardeyda Iskuulka Ee degmada iyo degaanada hoosyimaada
Waxaana Ustaad Abdirahin_Ibrahim_Kerow Maamul.ku xigeenka Iskuulak uu bulshada ku dhaqan Degmada Bardaale ugu baaqey in iskuulka uu qaadan doono Arday tiradoodu gaareysa 60 Ardayda oo si bilaash (Free) ah wax lagu bari doono ilaa laga gaaraayo sanadka cusub ee 2026.
Warkung waliba nig haayte Marriing Maalang Abshir









