Ceelbiyood Laga hirgeliyey Degmada Buur-Hakaba Oo Xariga Laga jarey

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaflad Xarig-jarka Ceel Biyood, Berked iyo Goobo Biyo-qeybin ah Laga hirgeliyey Xaafada Howlwadaag Ee Degmada Buur-Hakaba ayaa Waxaa Ka qeyb galay Maamulka Degmada iyo Bulshada Deegaanka

Mashruucan ayaa waxaa fulisay Hay’adda PASOS, si loo fududeeyo helista biyo Nadiif ah oo joogto ah dadka danyarta ah Ee halkaasi ku nool

Warkung Waliba nig haaye Abdygadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here