Maalgelin loo Sameynayo Ganacasatada Yar-yar Ee Magaalada Baydhabo

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan oo diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga u dhexeeya Hay’adaha dowliga ah, kuwa gaarka loo leeyahay, iyo bulshada si loo hormariyo qaababka maaliyadeed ee gudaha dalka, loogana shaqeeyo koboc dhaqaale oo waara oo ku dhisan hal-abuur iyo hufnaan ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

Waxaana Kulanka oo soo qaban-qaabiyay Wadaag, Somrep, iyo Hay’adda World Vision, ka qeyb-galay Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha Ganacsiga, Xanaanada Xoolaha, Agaasimaha Rugta Ganacsiga Koonfur Galbeed, Maamulka Degmada Baydhabo, Ganacsato iyo Qeybo kamid ah Bulshada oo Hore loogu diiwaangeliyay Mashruuca.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here