Bulshada Degmada Baraawe Oo lagala hadlay Horumarinta Nabada

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee Dowladda-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa magaalada Baraawe ku qabatay kulanka haweenka Nabadda ee lagu xoojinayay doorka haweenka ee Nabadda, Wadajirka Bulshada, iyo Horumarinta Bulshada.

Waxaa kulanka ka qaybgalay Mas’uuliyiin Wasaaradda ah, Maamulka Degmada Baraawe, Ururrada Haweenka, Dhalinyaro iyo Bulshada Rayidka, kuwaas oo ka jeediyay khudbado iyo dood cilmiyeed ku saabsan muhiimadda Haweenka ee Nabad dhiska iyo Hoggaanka bulshada.

Warkung waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here