Dowlada KG Oo Beeralayda Ku dhiiri gelisay Xoojinta Waxsoosaarka dalagyada

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo Roobabka Dayrta ay sida tooska ah uga bilowdeen Guud ahaan Dalka gaar ahaan Deegaanada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa dadka Beeralayda ah ee ka kala sugan deegaanada kala duwan ay u dareersadeen tacbashada Beeraha.

Maamulka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa dadkan Beeralayda ah ee u istaagay tacbashada Beeraha Ku dhiira- geliyay Xoojinta Waxsoosaarka dalagyada kala duwan gaar ahaan kuwa sanadkan ku baha Dulka.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here