Ciidanka Amaanka Dekadda Muqdisho Oo gacanta ku dhigey Maandooriye

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ciidamada Amaanka Dekada Muqdisho Caasimada dalka ayaa Waxey Gacanta ku soo Dhigen kunteerano Daawooyin darooga dhacey ee ay Dalka keeneen qaar ka mid ah ganacasatada dalka ayidoona aaney ka war qabin saameyn ay bulshada u geysan donaan daawooyinkaasi

Uga horeyn Afayeenka Booliska Soomaaliya ayaa sharaxaad ka bixiyey Tirada daawooyinka la qabtey qaabka loo soo dhoofiyey iyo talaabada lala beegsan doona ganacsatada soo raratay ayigoo balan qaadeynaa inaad dakada ka ilaali donan daawooyin iyo cuntooyinka dhacay inay gudaha magaalada

Warkung waliba nig haaye Mariing Maallang Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here