Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Baraawe ee Caasimadda Dowladda Koonfur Galbeed ayaa deeq isugu jirta joodariyaal lagu seexdo iyo saliyo lagu dukado u qeybiyay qoysas danyar ah oo hore maamulka degmada ugu wareejiyay guryo ay degaan.
Waxaan deeqda uu maamulka bixiyey ay ka timid Jaaliyada Dhalinyarada Barraawe ee ku nool dalka banankiisa kuwaasi oo ka koobana ganacasato iyo dadka wax haysta ayigoona gocansadey in caawinaad ku fidiyaan dadkooda Dan yerta ah
Warkung waliba nig haaye Mariing Maallang Abshir









