Xarunta Xalinta Caqabadaha Isbedelka Cimilada Afgooye Oo Xariga laga jarey

0
41

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabaddan Xariga looga jarayay Xaruunta xalinta Caqabadaha iyo isbadalka Cimilada ayaa waxaa lagu qabtay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, taas oo loogu talagalay In lagu beero dhiro kala duwan oo ka hortagi doono Isbadelka Cimilada sidookale Muhiim u ah Bilicda Deegaanka.

Waxaana Munaasabadda ka qeyb-galay Wasiirka Wasaarada Deegaanka iyo isbadalka Cimilada Koonfur Galbeed, Gudoomiyaha Degmada Afgooye, Gudoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Degmada Afgooye, Odayaasha dhaqanka, Haweenka , dhalinyarada, Madax kale iyo qeybaha kale ee Bulshada

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here