Kulan Dhiiri gelin ah Oo Baydhabo loogu Sameeyey Ciyaartoyda BCC

0
12

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan oo ahaa mid uu soo agaasimay Maamulka Naadiga Baydhabo City Club (BCC) ayaa lagu maamuusay Ciyaartooyda, Tababarayaasha iyo Taageerayaasha kooxda, Ka dib guulihii ay gaarayeen Tan iyo Markii uu bilaawdey Tartanka Shaati-gaduud Cup ee Magaalada Baydhabo iyo Cup Play off-ka.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa in Xidigaha Lagu dhiira geliyo Guulaha iyo Horumarka ay kooxda ku tallaabsatay xilli ciyaareedkii la soo dhaafay, isla markaana lagu xoojiyo isku-duubnida iyo wadajirka naadiga si loo gaaro guulo ka sii waaweyn mustaqbalka.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here