Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhagax dhiga Terminalka Cusub oo uu yeelanayo Garoonka diyaaradaha ee Degmada Ceel-Barde, ayaa lagu tilmaamay mid muhiimad weyn u leh Bulshada iyo dhaqaalaha Degmada Ceel-Barde Waxaana Si wadajir ah uga qeyb galay Munaasabada dhagax dhiga ayaa Waxaa Ka qeyb galay Wasiiro Maamulka Degmada iyo Odoyaasha Deegaanka
Gudoomiyaha Degmada Ceelberde Haadi Siraad Cumar ayaa ugu horeyn Madasha Ka hadlay isagoona Faafahiyay Muhiimada dhismaha Terminalkan uu leeyahay
Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamed Nor War’edy