Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa Laga sameeyey Howlgalo lagu sugayey Amniga kaasi oo si gaar ah loola dagaalamayay dadka ku lugta leh ka ganacsiga Maandooriyaha iyo Muqaadaraadka ee Magaalada iyagoona gacanta lagu soo dhigay dad gacanta kula jirey falkaasi
Waxaana ku dhowaad Afar guri ee lagu diyaarinaayey maandooriyaha ay gacanta ku dhegeen Saraakiisha amaanka oo kaashanaaya Maamulka Degmada iyadoona ujeedka uu ahaa in guud ahaanba magalada Marko aan la ogalaaneyna ka ganacsiga Maandooriyaha iyo qeybaha kala duwan ee Muqaadaraadka oo ay saameyn Caafimaad daro iyo mid Nafsiyanba ay kala Kulmaan Dhalinyarada
Warkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir