Shirka Horumarinta Caafimaadka KG Oo Baydhabo Ka Furmey

0
68

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Caafimaadka Dowladd-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Bay ka Daah-furtey shirka Iskuduwida Arimaha Caafimaadka Koonfur Galbeed, oo Lixdii biloodba mar la qabto, kaas oo socon doona mudo laba (2-) Maalmood ah.

Shirka ayaa waxaa lagu marti-qaadey Wasaaradaha Cafaimaadka Dowladd-Goboleedyada dalka,iyo Gobolka Banaadir, Masuuliyiin ka soctay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Hay’adaha ka shaqeeya Arimaha Caafimaadka iyo Madaxda Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here