Kulan looga hadlay Siyaasada Suuq-geynta Beeraleyda Oo ka dhacay Hargeysa

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Beeraha Maamulka Soomaaliland oo kaa shaneysa Hey’adda GIZ ayaa Magaalada Hargeysa ku qabatey kulan lagu falanqeenayo Siyaasada Suuq geynta wax-soo-saarka Beeraha,taasoo diirada lagu saarayo sidii dadka Beeralayda loogu shaqeyn lahaa sidii ay u heli lahaayeen Suuq wanaagsan marka uu dalagu u soo go,o

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay qaar kamid ah Beeraleyda Iskaashatada iyo quburo ka socdey Hey’adaha ka shaqeeya Arimaha Beeraha iyagoo ka tala bixinaya caqabadaha Beeralayda heysata qaar kamid ah ka qeyb galayasha Kulanka ayaa waxay halkaasi ku soo Bandhigey sida Beeraleyda Suuq loogu heli karo

Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here