Wadooyinka Laga hirgeliyey Xudur oo Saameyn ku yeeshay Biyo Mareenada.

0
44

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iyadoo uu Maamulka Degmada Xudur iyo kan Gobolka Bakool aya wadeen dedaalo Dib u dhis lagu sameynaayey qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Xudur ayaa waxey saameyn ku yeeshay ilihii biyo mareenada ee magalada

Waxaana ay bulshada shegeen in ay saameyn kala kulmi donaan ilihii biyo mareenada ee hirmey maadama uu waqti roobaadka deyrtana fuud yahay.

Warkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here