Ardey baratay Culuumta Diiniga ah Oo Gaalkacyo Xaflad loogu qabtey

0
11

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Macadka Barashada Diinta Islaamka iyo Arimaha Bulshada ee Al misbaax ee Magaalada Gaalkacyo ayaa qabtey Xaflad munaasabad lagu abaalmariyay arday baratay culuumta shareecada Islaamka iyo arrimaha bulshada

Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgaley Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Dowlad goboleedka Galmudug Bahda Waxbarashada iyo culimada Deegaanka waxaana halkaasi loogu halbalyeeyey Ardeyda baratay culuumta shareecada Islaamka iyo arrimaha bulshada

Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here