Dugsiyada Magaalada Hargeysa Oo Kitaaba Qur’aan la gaarsiiyey

0
15

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka xarunta Hiil Qur’aan ayaa 500 oo kutubka qur’aanka kariimka ah oo ay dib u habeyn ku sameeyeen ku wareejiyay dugsiyada Nuuradiin ee magalada Hargaysa si dugsityada kale loo sii gaarsiiyo

Gudoomiyaha Dugsiyada gaarka loo leeyahay ee Soomaaliland Sheekh Mustada Maxamed Alla bari ayaa ugu horeyn ka hadley wareejinta 500 ee kutubka qur’aanka kariimka kuwaasi oo loogu talagaly dugsiyada Hargeysa ku yaala

Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here