Bandhiga Todobaadka Nabada Oo Baydhabo lagu soo gabagabeeyey

0
14

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtey Munaasabadda lagu soo gebagebeeyey Todobaadka Nabadda iyo Isdhexgalka Bulshada Koonfur Galbeed, iyadoo isla goobtaasna si rasmi ah loogu daahfuray Machadka Nabadda ee Koonfur Galbeed.

Munaasabaddan ayaa waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Koonfur Galbeed, iyadoo ujeedadu ahayd xoojinta nabadda, wadajirka bulshada iyo dhismaha hay’ad rasmi ah oo diiradda saarta arrimaha nabadeynta.

Warkung waliba nih haayte Mahamed Huseing Faliir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here