Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan oo ku saabsanaa Maareynta Saldhigyada Booliska, Sidookale loogu talagalay Taliyeyaasha iyo Taliye ku-xigeennada Ciidamada Booliska ayaa waxaa lagu soo Gaba-gabeeyay Magaalada Baraawe ee Caasimadda Koonfur Galbeed.
Tababarkan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Amniga Gudaha Koonfur Galbeed, ayaa waxaa ka qeyb galay Agaasimaha Guud Wasaaradda Amniga, Taliyaha Boliiska Koonfur Galbeed, kaas ujeedkiisu ahaa si kor loogu qaado aqoonta, Xirfadda iyo Hannaanka Hoggaamineed ee Taliyeyaasha iyo ku-Xigeennadooda.
Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed