Dhalinyarada Degmada Balanballe Oo Codsaday dhamaystirka Garoonka Ciyaaraha

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhalinyarada ciyaarta kubada Cagta Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud ayaa codsaday in si buuxda loo dhamaystiro garoonka weyn ee ciyaaraha degmadaasi

Garoonkaan oo aan helin mudo ka badan shan sano wax dayactir ayaa maamulka ciyaaraha Degmada Balanballe iyo bulshada daneysa kubada cagta waxaa ay wasaaradaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Heer Federal iyo mida Maamulka Galmudug ka codsadeen in loo dayactiro

Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here