Kulan looga hadlayay Fayadhowrka Biyaha Oo Magaalada Baydhabo Ka dhacay

0
10

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Baydhabo ku qabatey Shirka Wadatashiga iyo Xog-isdhaafsiga ee Dhinacyada Biyaha, Fayadhowrka iyo Nadaafadda .

Shirkaan oo bishiiba mar la qabto ayaa waxaa ka soo qeybgalay Agaasimaha Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha KGS iyo Hay,adaha Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ka taageera Arimaha Biyaha, Fayadhowrka iyo Nadaafadda .

Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here