Dugsiga Nuura Diin Magaalada Baydhabo Oo Kutubo Qur’aan ah la gaarsiiyey

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashruucan lagu dhiirrigelinayo Barashada Qur’aanka Kariimka, oo Kitaabo Qur’aan lagu gaarsiinayo Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ee kala duwan, looguna magac daray Qur’aan Nuuriya Quluub ayaa waxaa weli ka socda Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.

Ujeedka mashruucan oo ah in kor loo qaado kalaamka Allah, lana taageero Madaariista Qur’aan ee ku yaalla Magaalada ayaa Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Koonfur Galbeed 200 oo kitaab gaarsiisay Dugsiga Nuura Diin Ee Xaafadda Xanaana Two.

Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here