Xaflad Lagu Abaalmarinayay Ardayda,u Gudubtay Dugsiga Sare Oo lagu qabtey Ceelberde

0
10

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadaani oo ay aheyd mid lagu dhiiragelinaayey laguna Abaalmarinayay Ardayda,u Gudbay Dugsiga Sare iyo Kuwa Fadhiisanaya Fasalka 8-aad ee wax ka barata iskuulka Ugaas Khaliif ayaa lagu qabtey degmada Ceelberda ee GObolka Bakool

Waxaana munaasabada goob jog ka ahaa Maamulka Iyo Macalamiinta Iskuulka Waladiin Waxgaradka Magalada Baxada waxbarshada ee degmada iyo qeybaha kala duwan ee Ardeyda loo qabtey Munaasabada.

Warkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here