Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulan Ciyaareedkan loogu magacdaray Nabada iyo Is dhaxgalka Bulshada ayaa Lagu qabtay Garoonka Ciyaaraha Ee Dr Ayuus ee Magaalada Baydhao,taasoo ujeedadiisu ahayd kulanka sidii loo horumarin lahaa is dhaxgalka dhalinyarada oo ay Maalgalisay gabar ka soo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya si dhalinyarda xirfadooda kor looga qaado .
Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa Gudoomiyaha Haweenka Degamada Baydhabo, odoyaasha Deegaanka, dhalinyarada iyo bahda Ciyaara KG.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylahi









