Shirweynaha Midnimada Dhalinyarada Soomaaliyeed Oo Muqdisho lagu qabtay.

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa magaalada muqdisho lagu qabtey Shirweynaha Midnimada Dhalinyarada Soomaaliyeed loogana hadlayay mideynta dhalinyarada Soomaaliyeed’ ka weecinta khilaafaadka iyo kala qeybsanaanta bulshada, gaar ahaan qabyaaladda

Shirka waxaa ka soo qeybgalay Dhalinyarada soomaaliyeed oo ka kala timid gobolada Dalka , Masuuliyiinta hogaanka dhalinyarada dalka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Magaalada Muqdisho

Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here